Kheyre oo kormeer kedis ah ku sameeyay xarumo Wasaaradeed (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeer kedis ah ku sameeyay xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kalluumeysiga, ganacsiga, Beeraha iyo xanaanada xoolaha. Kormeerka ayaa qayb ka ah hawlaha lagula soconayo hanaanka hir-gelinta qorshayaasha hor-tebinta leh ee wasaaraha xukuumadda iyo hay’adaha kale ee dawladda ay ku leeyihiin … Continue reading Kheyre oo kormeer kedis ah ku sameeyay xarumo Wasaaradeed (Daawo Sawirada)